Haqabtirenews.com
Xabad Joojin U Dhaxaysa Mucaaridka Suuriya Iyo Dowlada Dalkaasi Oo Maanta La Filaayo In Ay Ka Dhaqan Gasho Dalkaasi.
April 30, 2016 - Written by admin
">

Xabad joojin ku meelgaadh ah oo uu ballanqaaday milatariga Suuriya ayaa lagu wadaa in ay dhaqan gasho maanta.

Waxay xabadjoojintani ka dhaqangalaysaa agagaarka magaalada Dimishiq mudda 24 saac ah.

Waxaa sidoo kale jiray xabadjoojinta seddax malamood socon doonto oo ka dhaqangalaysa gobalka Latakia.

xabad joojinta Waxaan ku jirin magaalada Xalap, halkaasoo in ka abdan 2 boqol oo qof lagu dilay isbuucan.

Ka dib markii ay sii xoogaysteen dagaaladda iyo rabshadaha ka dhacay dalka Suuriya.

Beesha caalamka ayaa si weyn u cambaaraysay dagaaladii ugu dambeeyey ee Xalab

Waxaana la bartilmaameedsaday goobo dad shacab ah ay ku nool yihiin.

COMMENTS
Latest News