Haqabtirenews.com
Halkan Ka EEG Shaxda Arsenal vs Nowrich City+ Tababare Wenger Oo Aan Is-baddel Ah Ku Sameyn Liiskii Lagu Yaqaanay.
April 30, 2016 - Written by admin
">

Arsenal ayaa dagaal ugu jirto inay xajisato booska 4-aad oo ay kula dagaalmeyso kooxo badan, xilli ay xitaa gaari karto kaallinta 2-aad.

Gunners ayaa kullan muhiim u ah garoonkeeda Emirates ku soo dhoweyneysa kooxda Norwich City oo halis ugu jirto inay u laabato heerka 2-aad.

SHAXDA RASMIGA AH

Arsenal: Petr Cech; Hector Bellerin, Mertesacker, Koscielny, Nacho Monreal; Mohamed Elneny, Aaron Ramsey; Alex Iwobi, Alexis Sanchez, Mesut Ozil; Oliver Giroud.

BADDELKA: Ospina, Gabriel, Coquelin, Wilshere, Santi Cazorla, Theo Walcott, Danny Welbeck.

Norwich City: Ruddy, Martin, Pinto, Bassong, Olsson, O’Neil, Howson, Redmond, Hoolahan, Brady, Jerome.

BADDELKA: Whittaker, Naismith, Mbokani, Rudd, Jarvis, Dorrans, Mulumbu.

 

COMMENTS
Latest News