Haqabtirenews.com
RASMI: xilli ciyaareedkii Dele Alli ee Tottenham waa soo dhamaaday seddex kulan oo ganaax ah ayuu wajahay.
April 28, 2016 - Written by admin
">

xilli ciyaareedkii Tottenham ee Dele Alli oo soo dhamaaday ka dib markii uu xalay aqbalay ganaax seddex kulan oo xiriirka FA-ga kaga yimid.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa waxaa la ganaaxi doonaa seddex kulan ee soscta ,ka dib markii uu dhaqan xumi iyo rabshado rabshado ka sameeyay kulankii West Brom, isagoo xitaa feeray Claudio Yacob oinkastoo aanu arkin garsoore Mike Jones,

PFA Young Player of The Year ama xiddiga da;yarka sanadka Ingiriiska ayaa awoodi doona inuu ciyaaro skulan saxiibtinimo ee England wajahayaan Turkey kasoo ka dhacaya Etihad Stadium 22 May .

Waa dhabarjab weyn oo soo gaaray Spurs oo hadda toddoba dhibcood ka danbeysa kooxda Leicester iyadoo kaliya seddex kulan uu ka harsan yahay Horyaalka,

Alliii

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News