Haqabtirenews.com
Maxay Tahay Caqabada Hortagan Ku Dhaqanka Cadalada Iyo U Sinaanta Sharciga Ee Dalkan Curdinka ah ! ? WQ- Aqoonyahan Abdisalaan Mahdi Irro.
April 28, 2016 - Written by admin
">

In Khilaaf Ka Dhax Dhaco Bulsho Amba Dawlad Iyo Dadkeda Waa dabeecadaha Biniadamka.
Sido Kale Xalintiisa Waa Qayb Ka Mid Ah Dabeecadaha Oo Xal laan Socon Kari Maayo Biniadamku.

Hadaba Umad Walba Oo Meel Dagan Waxay Leedahay Dal Iyo Dastuur Ay Ku Dhaqmaan, Kaso Lagu Dabaqo Hadba Diinta Ay Dadkasi Haystaan.

Hadi Aanu U Nimaadno Dalka Somaliland Iyo Wax Ka Ragaadiyay Cadalada Iyo Sinaanta Sharciga
Hadi An Argtidyda Ka Hadlo
Waxa Ragadiyay Labo Qodob

Kuwas Oo Kala Ah

1: Barasha La’anta Dastuurka

Shacabka Somaliland Waxa Lagu Qiyaasa Dad Garaya 3.5 Kuna Dhaqma Nidaamka Dimquradiga Badankooduna Way U Codeeyen Dastuurka jumhuriyada Somaliland Lakin Cabaqada Taagan Ee Cadalada La’anta Iyo Sinaan La’anta Sharciga Ka Haysta Waa Barasho La’anta Ka jirta Shacabka Guduhiisa
Sababto Ah Qof An Fahansaneen Waxu Xaq U leeyahay Iyo Waxa Uu Xaq U Lahen Way Ku Adkaanysa Inu Cadalad Helo Amba Umadisa Uu Ku Dhaqo

2: Qabyaalada

Qabyaaladu Waa Caawiyaha Cadalad Darada Iyo In An Loo Sinan Sharciga
Sido Kale Waa Hooyga Xaasidka Munaafiqa. IWM
Waxana Badana Adeegsada Qofka An Isku Kalsoonen

Hadaba Si Anu U Helono Cadalada Aanu Doonaynu iyo U Sinaanta Sharciga Waxa Inagu Waajiba Inan Ka Dhabeeno Kalamadahan Aanu Afka Ka Odhonayno. Lana Nimaadno Ficil Karti Ku Dheehan Tahay

Sido Kale Waa Inaynu Barana Dastuurka Somaliland Si Ay U Sii Xogysato Awooda Muwadinimo Una Diicfdo Qabyaaladu

Mahdsanidin
Abdi Salaan Mahdi Irro

COMMENTS
Latest News