Haqabtirenews.com
CAJIIB Daawo Dalka Shiinaha Oo Sameeyey Mobil Sida Saacada Gacanta Lagu Xidhanayo.
April 28, 2016 - Written by admin
">

Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa soo saartay, telefoonkii ugu qarada yar nooca Smart ah,  ee sida saacada loo gashan karo, dhinac walba u laab laabmaya, waxaana telefoonkan Mobil-ka ah oo hore khubarada Shiinuhu u xayaysiiyeen lagu soo bandhigay carwo caalami ah oo ka qabsoontay dalkaas.

Telefoonkan oo aad u khafiif ah, ayaa inta sida suunka oo kale loo laabo lagu xidhan karaa dhudhunka gacanta, waxaana loo gashan karaa sida saacada oo kale, telefoonkan ayaa ka mid ahaa aaladihii shirkaduhu isugu faanayeen ee lagu soo bandhigay carwada tignoolajiga caalamiga ah ee dalka Shiinaha ka socota.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News