Haqabtirenews.com
QALBI JAB: Bonucci oo u sheegay Juventus war ay ka naxaan – waxaan doonayaa Chelsea iga iibiya.
April 27, 2016 - Written by admin
">

Leonardo Bonucci ayaa ka codsaday kooxdiisa in laga iibiyo kooxda Chelsea dhamaadka xili ciyaareedkaan.

Daafaca Italy Bonucci ayaa mar wax laga weydiiyay xiisaha Blues waxa uu diiday inuu meesha ka saaro u dhaqaqista Stamford Bridge oo £ 25m looga doonayo.

Laakiin Juventus ayaa doonaysa in ay siiyaan daafaca dhexe, heshiis cusub inkastoo hamigiisa uu yahay u ciyaarista kooxda Chelsea.

Macalinka cusub ee Chelsea Antonio Conte ayaa la rumeysan yahay inuu qalqaalinayo daafaca Juve iyo Italy Bonucci.

banuci

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News