Haqabtirenews.com
Weerar naxdin leh: Diego Maradona oo Chelsea & Macalinkooda Conte sheegay in ay ‘karaahyo iyo ceeb ku dhaceen ‘ Maradaa ka dhacday.
April 26, 2016 - Written by admin
">

Diego Maradona ayaa ku tilmaamay macalinka cusub ee Chelsea  Antonio Conte “mid “ceeb” ay ku dhacday markii uu qabtay shaqada kooxda Bules.

Halyeeyga reer Argentina Diego Maradona ayaa ku weerar ku qaaday Chelsea iyo xiriirka kubada cagta Talyaaniga ee (FIGC) qaabka ay u mareen xaaladda Conte,

Conte, oo 46 jir ah, ayaa ogolaaday inuu ku biiro Blues isagoo ah Tababaraha Italy ka dib Euro 2016.

Maradona, oo 55 jir ah, ayaa aaminsan in shaqada Italy loo qabto marka la eego in ay tahay wax sare.

“Maxaa ku dhacay karaahiyo!” Maradona ayaa u sheegay TV-ga Talyaaniga ee Piuenne.

“Tababare isagoo u ah xulka  ayaa qaranka dalka Talyaaniga, inuu u Saxiixo heshiis kooxda Chelsea! Taasi waxay u muuqataa mid ceeb ah ayuu yiri. ”

Maradona at the 1994 World Cup

Maradona qudhiisa ayaa laga nacay England, wixii ka dambeeyay goolkii gacanta ahaa ee uu kaga reebay qaranka England koobkii adduunka ee  lagu qabtay USA 1986,

Waxa uu u soo ciyaaray toddoba sannadood kokxda Serie A ee Napoli intii lagu jiray mustaqbalkiisa ciyaareed iyadoo mardambe lagu soo oogay dacwad ah inuu lunsaday € 37 million oo canshuurta uu ku joogay kooxda ah.

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

 

COMMENTS
Latest News