Haqabtirenews.com
SHEEKO KAA MAQAN: Miyaad fahamsan tahay fursada taariikhiga ah ee Real Madrid rabto xili ciyaareedkaan – Kaliya 180 daqiiqo ayaa ka xigta.
April 26, 2016 - Written by admin
">

Zinedine Zidane iyo ciyaaryahanadiisa Real Madrid ayaa rajo ka leh xili ciyaaredkaan in ay sameyaan rikoor layaab leh oo hore aan u dhicin.

Waxay donayaan in ay hantaan horyaalka markii 33aad , iyadoo dabcan markii 11aad ay hiigsanayaan taranka Champions League.

Real iyo Manchester City ayaa caawa ku balansan lugta hore ee Champions League semi-finals,waxaana xilli ciyaareedkaan uu doonayaa mustaqbal sare iyo rikoor inuu ka sameeyo kooxda Zidane.

Ka dib xilli ciyaareed maran oo ay qasaaro, 4-0 ah la kulmeen kulankii Clasico ee Santiago Bernabeu ayuu yimid Zidane,kasoo si layaab leh kaga soo gudbay Wolfsburg April 12, Los Blancos ayaana haatan waxaa Finalka tartankaan ka xigta 180 daqiiqo.

ENTRENAMIENTO DEL REAL MADRID EN MANCHESTER . ETIHAD STADIUM.CHARLA

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News