Haqabtirenews.com
Morata oo tagaya & Cavani oo imaanaya – istaraatijiyad kala iibsiga Juventus 2016-17 oo lasoo saaray – Gundogan, Toure iyo magacyo kale oo soosccda.
April 26, 2016 - Written by admin
">

Xilli ciyaareedka soo socda, si ay ugu guuleystaan tartanka Champions League Juventus,”Massimiliano Allegri ayaa isku dayi doona inuu isku shaandheyn badan ku sameeyo kooxdiisa.

Waxa ay rajadooda tahay saxiixa Ilkay Gundogan oo khadka dhexe kaga ciyaara Borussia Dortmund xiddiga Valencia ee Andre Gomez, Jorge Mendes, xiddiga Lazio ee Lucas Biglia, Fernando oo katirsan Sampdoria iyo Yaya Toure, oo City ah.

Si kastaba ha ahaatee, Bianconeri ayaa doneysa in bedelka Alvaro Morata, oo 23-sano jir ah ay ka dhigaan Edinson Cavani oo reer Uruguay kasoo tan iyo markii uu ka tagay Napoli lala xiriirtinayay.

Marotta ayaa lagu wadaa inuu dib ugu laabto kooxdisii hore ee Juventus.

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News