Haqabtirenews.com
haxda Laga Yaabo In Man City Iyo Real Ku Soo Galaan Kulanka Caawa Ee Champion-ka.
April 26, 2016 - Written by admin
">

Kooxda Man City ayaa goor dhaw marti gilineysa kooxda Real Madrid oo ay wada ciyaarayaan lugta 1-aad ee wareegga 4-da ee Champion-ka

City ayay u tahay markii ugu horeeysay ee ay wareeggan soo gaaraan waxa ayna baadi goobayaan in markii ugu horeysay taariikhooda ay tagaan finalka walibana ay qaadaan .

Balse Real ayaa baadi goobeysa in koobkaan dhagaha weyn ay la xaroodaan markii 11-aad ee taariikhdooda.

Hadaba shaxda laga yaabo in labadaan koox ku soo galaan kulanka ayaa ah sida tan

Shaxda Man City : Hart, Sagna , Otamendi ,Kompany , Clichy ,Fernando , Fernandinho , Nevas , Silva , De Bruyne Iyo Aguero

Shaxda : Real: Navas , Carvajal , Ramos , Pepe ,Marcelo , Modric , Casemiro,kroos , Pale , Ronaldo Iyo Benzema

COMMENTS
Latest News