Haqabtirenews.com
RASMI: Juventus oo xaqiijisay markii shanaad oo xiriir ah Horyaalka Serie A,xili la garaacay kooxdii kusoo xigtay ee Napoli.
April 25, 2016 - Written by admin
">

Roma ayaa jalaafo u dhigtay galabta kooxda Napoli oo ay wada ciyaareen kulan katirsan Serie A,waxaana ciyaarta hadda soo dhamaatay aya noqtay mid 1-0 ay ku badisay kooxda Roma.

Ciyaarta oo aheyd mi adag, ayaa waxaa qeybta hore labada dhinac ay sameeyeen dadaalo ay ku doonayeen in gool ay ku dhaliyaan.

qeybta hore ee ciyaartan ayaana kusoo dhamaatay 0-0, inkastoo fursado qali ah ay qasaariyeen labada koox.

soo laabashada qeybta labaad kooxda Napoli ayaa dulaan badanb sameysayn , iyadoo dhow jeer ku dhawaatay shabaqa in ay taabato, lakiin uma suurta gelin.

Roma ayaa laba daqiiqo ka hor dhaamaadkii ciyaarta jawiga oo dhan badashay markii ay dhalisay gool muhiim u ahaa

GOAL! Roma 1-0 Napoli (Nainggolan, 89 min)

golkaann ayaa u xaqiijiyay Horyaalka Juventus! madaama  Napoli oo kujirta kaalinta labaad farqi dhibco 12 ah laga sareeyo Horyaalkana ay ka hartay sadex kulan oo kaliya.

Pjanic ayaa si wanaagsan kubad uu la ciyaaray Salah shabaqada ku riday , tasoo ka dhigtay in guud ahaan ciyaarta ay kusoo dhamaaato 1-0, oo ay ku badisay kooxda Roma.

roma

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News