Haqabtirenews.com
Gudoomiye Cirro Oo Kulan Hadhimo Sharafeed Ah U Sameeyey Siyaasiyiinta Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye+SAWIRO.
April 25, 2016 - Written by admin
">

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mcuaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu maalinkii shalay ahaa uu kulan qado ah u sameeyey siyaasiyinta isbaheysiga kulmiye oo mudooyinkii ugu danbeeyey wada hadal xisbigaasi kula jiray .

8

kulankan  qadada ah ayaa waxaa u ahaa   mid gogal xaadh u  ah is afgarad ay labada dhinac ay ka gaadheen wada hadal in muddo ah u socdey  in kasta  oo aanay si rasmi ah warbaahinta ugu shaacin qodobada ay ku hishiiyeen  labadan dhinac

1

Waxaa saaka la filaya in ay warbaahinta ay la hadlaan siyaasyiinta isbaheysigu kaas oo ay kaga hadlayaan masiirkooda siyaasadeed iyo wada hadaladii ay kula jireen xisbiga waddani waxaa ay ku soo gabo gabeeyeen .


2
34567

 

COMMENTS
Latest News