Haqabtirenews.com
DAAWO VIDEO-: Qaladaadkii lagu galay ,gambiskiisii ,baasaskii uu sameeyay, cawintiisa iyo dhalintiisaba xiddiga sanadka Ingiriiska Riyad Mahrez.
April 25, 2016 - Written by admin
">

Mahrez ayaa waxaa lagu siiyay abaalmarintaan PFA,Hotel Grosvenor ee London xalay, saacado ka dib markii uu dhaliyay gool kulankii kooxdiisa ay 4-0 uga badisay Swansea City ,markasoo Leicester shan dhibcood oo nadiif ah horyaalka ku qabatay.

Haddaba halkaan hoose ka daawo waxkastan oo uu ahaa Mahrez

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News