Haqabtirenews.com
Yaad umalaynaysaa 5-ta laacib ee fursadaha ugu badan ka abuuray Premier League-ga, yaase matelaya kooxdaada?
April 24, 2016 - Written by admin
">

Xilli cayaareedka ayaa gabo-gabo ku dhow,iyadoo durba ay bilaabatay in la qiimeeyo wax-qabadka cayaartoyda kooxaha Premier League-ga.

Mesut Ozil ayaa hoggaaminaya xiddiggaha ugu fursad abuurka badan fasal-cayaareedkan 2015-2016-ka, iyadoo Man United iyo Liverpool aysan laacibiin ku laheyn kaalamaha sare.

Ozl

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News