Haqabtirenews.com
Yaa Ku Horeeya Saxixa Xiddiga Ingiriiska Looga Waashay Ee Alexandre Lacazette?.
April 24, 2016 - Written by admin
">

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in weeraryahanka Lyon ee Alexandre Lacazette uu loolan xooggan dhex dhigay kooxha ingiriiska

Mirror ayaa sheeyeysa in United ,Liverpool ,Tottenham iyo Everton ay si dhab ah u doonayaan saxiixa laacibka marka suuqa kala wareegga xagaaga uu furmo.

Warka ayaa intaas ku daraya in Tottenham ay ku horeyso baacsiga laacibkaas 24 sanno jirka ah ayna diyaar u yihiin in ay bixiyaan aduun gaaraya 24 milyan oo gini

Waxaa xusid mudan in Tottenham ay xilli ciyaareedkaan ay u loolamayan horyaalka Ingiriiska iyaga oo ku jira haatan kaalinta labaad.

The Mirror ayaa xuseysa in kooxdaas reer France ay diyaar u yihiin in laacibka soo fasaxaan balse waxa ay doonayaan aduun gaaraya 30 milyan oo gini .

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News