Haqabtirenews.com
Madaxweyne Obama Oo La Kulmay Dhaxal Sugaha Ugu Da’da Yar Boqortooyada Ingiriiska.
April 24, 2016 - Written by admin
">

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama oo ku sugan magaalada London ayaa u gacanqaaday amiir laba sana jir ah oo uu dhalay amiir William.

Obama oo booqday hooyga amiir William ayaa dhowr daqiiqo siiyay Canugaasi yar ee uu dhalay amiir William, waxa uuna la wadaagay Erayo mustaqbal ah ka hor inta uusan hadal la furin amiir William iyo Xaaskiisa Kate Middletons.

Amiirka yar ee 2 sano jirka ah ayaa waxaa lagu magacaabaa amiir George, waxa uuna kamid yahay dhaxal sugayaasha Britain.

Obama ayaa Amiir George oo 2 jir ah u rajeeyay mustaqbal wacan waxa uuna ugu hambalyeeyay mustaqbalka dhaw iyo masuuliyada saaran.






COMMENTS
Latest News