Haqabtirenews.com
HIILO: Blaise Matuidi oo difaacay walaalkiisa kooxda Liverpool Mamadou Sakho oo daroogo halis ah lagu helay.
April 24, 2016 - Written by admin
">

Xiddiga khadka dhaxe ee qaranka France ee kooxda PSG , Blaise Matuidi ayaa sheegay inuu taageersan yahay saxiibkiisa ay isku dalka yihiin ee Mamadou Sakho.

UEFA ayaa cadeysay in daafaca Liverpool Sakho, uu ku dhacay tijaabo caafimaad, oo ay kooxda ku baareysa daroogamamnuuc ah oo la sameeyay.

26 jirkaan ayaa kooxdiisa ay ganaaxday iyadoo laga yaabo in ganaax weyn uu kaga yimaado xiriirka FA Ingiriiska.

Mamadou Sakho ayaa waxaa difaacay saxiibkiisa xulka Blaise Matuidi kasoo sheegay inuu markasta garab taagan yahay.

sakho

Qorre: Maxamed awil (jeesto)

COMMENTS
Latest News