Haqabtirenews.com
DIB U EEGID: 4 waxyaabood oo laga diiwaan geliyay kulankii Arsenal iyo Sunderland – xili Olivier Giroud buug tariikh xumada lagu qoray.
April 24, 2016 - Written by admin
">

Kullanti wacan, aqristayaasheena sharafta badan meelkasta oo aad joogtaan kusoo dhawaada waxyaabihii laga calaamadeeyay kulankii hadda soo dhamaaday ee Arsenal iyo Sunderland

1) Arsenal ayaa kaliya seddex ka mid ah 12kii kulan ee ugu danbeyay PL marti aheyd badisay ,iyagoo ku guuleystay  10 ka mid ah 12 kulan ka horeeyay.

2) Jack Wilshere waxaa uu kulankiisii ugu horeysay u  ciyaaray Arsenal tan iyo finalkii FA Cup 2015, 330 maalmood ayuu ka maqnaa.

3) Olivier Giroud ayaa haatan sii maraya 14 kulan oo Premier League oo aanu gool dhalin.

4) MesutOzil ayaa abuuray fursado ka badan ciyaaryahan kale xili ciyaaredkan wana 135 fursad.

Qorre: Maxamed cawil cabdi (jeesto)

COMMENTS
Latest News