Haqabtirenews.com
Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Mareegtan Caalamiga Ah Ee Haqabtire News Maxamed Cawil Cabdi (Jeesto) Oo Dedaal Badan Ka Muujiyey Waaxda Ciyaaraha Mudadii Ay Shaqaynaysay Mareegtani.
April 24, 2016 - Written by admin
">

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Mareegtan Caalamiga Ah Ee Haqabtire News Maxamed Cawil Cabdi (Jeesto) Oo Ka mid ah Dhalinyarada Ciyaar yahanada ah ee Ku Nool Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa waxa uu Mudadii ay shaqeynaysay Mareegtan Caalamiga Ah Ee Haqabtirenews.com Waxa uu dedaal iyo Karti Badan Ka Muujiyey Waaxda wararka Ciyaaraha ee Mareegtani oo ay Xiligani Dhalinyaro aad u Tiro badani Ku Xidhan Yihiin Wararka Ciyaaraha ee ay inta Badan soo Gudbiso Mareegtani kuwaasi oo uu soo Saaro Agaasime Maxamed Cawil Cabi (Jeesto).

Waxaana Isaga oo ka Hadlaaya Horumarada Ay Dhawaan Soo Kordhin doonto Waaxda uu Wakiilka Uga Yahay Mareegtani Haqabtirenews.com uu sheegay ” Dhamaan waxaan u Mahad celinayaa akhristayaasha sida Joogtada ah ugu Xidhan Mareegta Caalamiga ah ee Haqabtirenews.com Gaar ahaan Akhristayaasha Dhalinyarada u Badan ee ku Taxan Wararka Ciyaaraha ee aanu inta Badan idiin soo Bandhigno, Runtii waxaanu idiin Balan qaadaynaa hadii aanu Nahay dhamaan Hawl wadeenada Mareegtani in aanu idinka Haqabtirno wararka Ciyaaraha iyo Caalamka oo idil Insha Allah, Waxa kaloo waaxda Ciyaaraha aanu dhawaan Ka Samayn doonaa insha allah Horumar aad si weyn u Dareemi doontaan Insha allah, Waad Mahadsan Tihiin Dhamaantiin” Ayuu yidhi Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Mareegtan Caalamiga Ah Ee Haqabtirenews.com.

12728765_729301127170547_8418547913866362821_n

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Si Kastaba Ha Ahaatee Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Maxamed Cawil Cabdi (Jeesto) Ayaa waxa Uu Dedaal iyo Karti Lagu Hambalyeyn Karo uu ka sameeyey Mudadii uu Waaxdaasi Wakiilka Uga Ahaa Mareegtani.

 

 

Xafiiska Warqabadka

Haqabtire News

Brco-Office

COMMENTS
Latest News