Haqabtirenews.com
FALANQEYN: Barcelona vs Sporting Gijon – Camp Nou labadii kulan ee ugu dambeysay qasaaro ayay kula kulantay Barca + Xog & xaqiiqo
April 23, 2016 - Written by admin
">

Ka dib markii 3 guuldarro oo isku xigta la kulmeen 3 kulan, Barcelona ayaa burburisay kooxda Deportivo La Coruna. Kooxda heysata horyaalka ayaa caawa kusoo dhaweyn doonta kooxda Gijon Nou Cam,

Barcelona ayaa fadhida fooqa sare,waxaase farqiga goolasha ay kaga sareysaa kooxda Atletico Madrid ,Luis Enrique ayaa lumiyay 11 dhibcood 5 kulan ee ugu dambeysay,3 guuldarro oo isku xigta oo horyaalka oo laba kamid ah ay ku timid Camp Nou ayaa wajaheen.

Gijon ayaa inta lagu jiray toddobaadkii lasoo dhaafay waxay natiijo fican ka heleen Sevilla. Abelardo oo 2-1 ay kaga badiyeen,waa markii ugu horeysay ay badiyeen 5 kulan ee ugu daambeysay,

Isbarbardhiga Labada koox

Barcelona ayaa looga badiyay 2 kulan oo isku xigta oo horyaalka ah garoonka Nou Camp

Barcelona ayaa badisay mid kamid ah 5 kulan ee ugu danbeysay horyaalka, waaana heerkoodii ugu xumaa.

Gijon ayaa ku guuleystay mid ka mid ah 5 kulan ee ugu danbeysay horyaalka

Gijon ayaa ku guuleystay 2 kamid ah 5 kulan ee ugu danbeysay horyaalka bananaka ay kusoo ciyaartay.

Maxaa ka cusub Barcelona?

Luis Enrique ayaa waxaa diyaar u ah Gerard Pique , kasoo ganaax ku seegay kulankii Deportivo ee arbacadii.

Barcelona Line-Up (4-3-3) Bravo, Pique, Mascherano, Alves, Iniesta Alba-, Busquet, Rakitic- Messi, Neymar, Suarez

Maxaa ka cusub Sporting Gijon?

Abelardo iyo Omar Mascarell,oo maqnaa kulankii Sevilla ayaa la heli kara ciyaartaan

Sporting Gijon Line-Up  (4-4-2):  Cuellar: Lora, Diintooda, Lopez, Hernandez: Omar, Alvarez, Halilovic, Jony: Sanabaria, Guerrero.

baraa

Qorre: Maxamed cawil ( jeesto )

COMMENTS
Latest News