Haqabtirenews.com
DAAWO “Sonyo Down” Dhalinyarada Aad U Tiro Badan Oo Ku Mudaharaaday Dalada Waji Ku Macaashka Ah Ee SONYO.
April 23, 2016 - Written by admin
">

Munaasibad Loogu baroordiiqaayo dhalinyaradii 17kii bishan aynu ku Guda Jirno ee April ku geeriyooday bada u dhaxaysa Masar Iyo Greece ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa, munaasibadaasi oo ay soo qabanqaabiyeen Dhalinyarada ku Nool Magaalada Hargeysa ayaa waxa sidoo kale Ay Mudaharaad Cabasho ah ka muujiyeen Dalada Sheegata in ay metesho dhalinyarada somaliland ee Sonyo Oo Ay ku tilmaameen Mid ku maxaafsata magaca Dhalinyarada Somaliland.

Dhaca Kale Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi Bidhi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Madaxweynaha somaliland ka codsaday in uu kala diro dalada Wajiga dhalinyarada Mashaariicda Ku Qaadata ee Sonyo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.

COMMENTS
Latest News