Haqabtirenews.com
DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Beenisay In Wasiiradda Arrimaha Dibadda Iyo Madaxtooyadu Turkiga U Tageen Arrimo La Xidhiidha Wada Hadalada Soomaaliya.
April 21, 2016 - Written by admin
">

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Jamhuuradda Somaliland ayaa beeniyay in wasiiradda arrimaha dibadda iyo Madaxtooyadda Somaliland dalka turkiga u joogaan arrimo la xidhiidha wada hadaladii Soomaaliya  Halkan Hoose Daawo Muqaalka Warka

COMMENTS
Latest News