Haqabtirenews.com
DAAWO: Guddida Samata Bixinta Abaaraha Gobolada Awdal Iyo Salal Oo Lagu Wareejiyay Deeqo Lacag Ah.
April 21, 2016 - Written by admin
">

Guddida abaaraha gobolka Awdal ayaa ka hadlay deeq lacag ah oo ka soo gaadhay dalka dibaddiisa waxaana aad ugu mahadnaqeen dadka deeqdan soo gaadhsiiyay

 Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warka

COMMENTS
Latest News