Haqabtirenews.com
SUUQA KALA IIBSIGA: Liverpool iyo Chelsea oo lagu garaacay saxiixa xiddiga France Ousmane Dembele – Yuu ku biiri doonaa ?
April 20, 2016 - Written by admin
">

Liverpool iyo Chelsea ayaa looga badiyay tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka da’da yar ee Ousmane Dembele.

Weeraryahanka kooxda Rennes oo 18 jir ah, waa mid ka mid ah xiddigaha loogu xiisaha badan yahay qaarada Europe.

Borussia Dortmund ayaa lagu soo waramayaa in heshiis £ 4 milyan xagaagiiba ah ay kula soo wareegi doona ciyaaryahankaan.

Manchester City, iyo Atletico Madrid – ayaa sidoo kale isha ku haya xiddiga reer France ee ka tirsan xulka 21 jirada.

Dembele Wayaa wararku ay sheegayaan inuu u bedelo doonaa Pierre-Emerick Aubameyang kooxda Dortmund.

Christian Benteke has fallen out of favour at Anfield

dambela

COMMENTS
Latest News