Haqabtirenews.com
Manchester United oo taariikh xun oo dhanka gooldhalinta heysato xili ciyaareedkaan – Haddaba Van Gaal looma hayo wax cudur daar ah kadib sheekadaan.
April 20, 2016 - Written by admin
">

Manchester United ayaa kujirta xili ciyaaredki ugu adkaa iyadoo dhalisay goolashii ugu yaraa abid kooxdan hal xili ay dhaliso Premier League .

Louis van Gaal ayaa kooxdiisa shabaqa ay soo taaabteen 40 jeer xilli ciyaareedkan, waana tiro kasii hooseysa tiradii ugu yareyd tariikhda hal xili kooxdan dhaliso oo 2004-05 ahaa markasoo ay dhalisay 58 gool.

Soo laabashada ugu fiicneyd United ayaa timid xilli ciyaareedkan ka dib oo ay ku guuleysteen koobab, iyagoo dhaliyay 97 gool 1999-00.

Manchester United's goal tallies in the Premier League era

Red Devils ayaa kulamo badan gurigooda gool ku waayay xili ciyaareedkaan, gaar ahaan intii lagu jiray qeybtii hore ee Horyaalka.

Van Gaal ayaa difaacay habka kooxdiisa xilli ciyaareedkan ku socto, laakiin taageerayaasha ayaa ah kuwo markasta ku qanacsan in la ceyriyo tababarahaan.

Si kastaba ha ahaatee, macalinka reer Holland ayaa kujira mid kamid ah xili ciyaaredyadisii ugu adkaa kooxda Manchester United.

Manchester United scored 80 Premier League goals in their treble-winning season of 1998-99Dwight Yorke and Andy Cole were a key part of United's team in 1999

fashil

COMMENTS
Latest News