Haqabtirenews.com
War Deg Deg Ah Mid Ka Mid Ah Dadkii Ka Badbaaday Doonidii Degtay Oo Soo Qoray Magacyada 23-Qof Ee Badbaaday Halkan Kaga Boggo.
April 19, 2016 - Written by admin
">

Qoraal uu Hadda soo Galiyey Wariye Cawaale Sandhool oo ka tirsanaa dadkii ka badbaaday Doonidii ku Qarqoontay Biyaha u dhexeeyaha dalalka masar iyo Greece ayaa waxa uu soo gudbiyey magacyada 23-kii qof ee ka badbaaday shilkaasi waxaana qoraal uu soo Galiyey Bartiisa Facebook Uu U Dhignaa Sidan.

 

“Markasta allaah mahad mudan waa kuwaan magacayada soomalida ilaaheey soo bad baadiyay oo hada ku sugan jasiirada kalamada lambarka 3xaad waa wiil yar oo 6 jir ah madaama masiiba dhacday dad badan aay iso weydiyeen dad dhintay iyo qaar allaah soo bad baadiyay hadaba waa kuwaan magacayadeena inta allaah soo bad baadiyay oo ku siganahay magaalada xeebta kalamata ee dalka gariiga waana inta nool waxaana idinla wadaagi doonaa muqaalo goor dhow insha allaah.

1-cawaale warsame sandhool ( safiirka)
2-yaasiin cusmaan ibraahim
3- cabdi raxmaan yaasiin
4- cabdi qaadir axmed macalin
5- suweys maxamed diiriye
6-mowlid cusmaan
7-muuse maxamuud aroosh
8- cabdiraxmaan cabdilaahi cabdi
9-maxamed axmed maxamuud
10- cabdiraxmaan maxamuud maxamed
11- ibraahim cabdi xasan
12- mustafe aadan xasan
13- liibaan shacni jaamac
14- axmed faarax xasan
15- samatar cilmi cabdilaahi
16-muxaydiiin xuseen maxamuu
17- cabdi xakiin abukar diiriye
18-cabdi kariin xareed cali
19- cusmaan asad muxamed
20-khaalid cumar doodi
21- nuur cabdirashiid muxamed
22- cumar cabdi muxamed
23- xamada daahir yusuf
24- najax xasan maxamuud

Kalamata – giriig.

 

Xafiiska Warqabadka Shabakada Haqabtire News.

COMMENTS
Latest News