Haqabtirenews.com
Degmda Ceelafweyn Oo Tirada Markii Sideedaad Mashruuc Biyo Baadhis Ah Laga Alkumayo
April 19, 2016 - Written by admin
">

Degmda Ceelafweyn Ee Gobalka Sanaag Ayaa Ah Degmo U Bohol Yawday Helista Biyo Macaan Walwse Marwalba Laguu Guuldaraysto In Biyo Laga Helo Waxaa Markii Sideeda Laga Wadaa Magaalda Ceelafweyn In Laysku Dayo In Biyo Laga Helo Walwse Horay Biyaheeda U Heli Jireen Dilaaliin Iyagu Kala Qorshaysan Jiray Inay Biyaha Magaaalda Hadba Majara Habaabiyaan Walawse Uu Hada Kusugan Yahay Degmada Ceelafweyn Wasiirka Biyaha Baashe Cali Jaamac Oo Isagu Horay Biyaha Degmadaasi U Duudsiyay Isla Markaasina Marin Habaabiyay Wasiirka Wasaarada Biyaha Ayaa La Sheegaya Inuu Degmda Ceelafweyn U Joogo Sidii Uu U Bilaabi Lahaa Mashruuc Ilad Tuulo La Dhaho Oo 30 Km U Jirta Ceelafweyn Biyo Lagaga Soo Jiido Ma Cada Wali In Buslahada La Soo Hordhigo Maab Cad Oo Biyo Loogu Soo Saarayo Walawse Arinkii Ugu Danbeeyay Ee Ahaa Meermeerinta Buslahada Lagu Sameeyay Riig Biyood Wasaarada Macdantu Bixisay Riigasi Oo Isna Dhawaan Xadka Laga Talaabiyay Si Dhibyarna Buslahada Loo Dhaafiyay
La Eege Doorka Biyo Baadhsita Maanta Iyo Inay Ka Masuugaan Masuuliyiintii Horay Uga Macaashi Jiray Masiirka Ummadu Leedahay Inay Marin Duwaaan

COMMENTS
Latest News