Haqabtirenews.com
WARBIXIN: Jamie Vardy? Harry Kane? Marcus Rashford? Waa kuwee weeraryahanka qiimaha ugu fiican lacageed lagu heli karo goolashiisa Premier League?
April 17, 2016 - Written by admin
">

horyaalka Premier League waxaa hogaamineysa kooxda-Leicester oo weli ku kalsoon in ay ku guuleystaan Horyaalka Ingiriiska.

Haddaba gool dhaliyaasha Horyaalka ugu sareeya waxaa haddii markasi la qiimeyn lahaa dhalinta goolashooda aan idin soo gudbin doonaa lacagta goolkastaa lagu qiimeyn lahaa.

England duo Harry Kane and Jamie Vardy are shoo-ins for the list — but can either claim the top spot?

Sidaas daraaddeed, taajka qiimaha ugu fiican weerarka? ma Vardy? Ama weeraryahanka Tottenham iyo England Harry Kane? mise waxa uu noqon karaa Marcus Rashford …

Haddaba halkaan hoose ayaa idin kugu soo baahin doonaa 10-ka weeraryahan ee qiimo ahaan ugu sareyn laha hadii la qiimeyn lahaa lacag ahaan goolasha ay dhaliyeen.

1. MADE HIS MARC

Marcus Rashford has instantly become one of the most exciting prospects in the Premier League

MUSHAARKA: £ 500

Goolashiisa: 4

Qiimaha goolashiisa: £ 4,125

laga yaabaa in kaliya bishii la soo dhaafay uusan goolal badan dhalin, laakiin qiimaha Marcus Rashford eee goolashisa ayaa aad u sareeya.

Weeraryahanka da’da yar ee Manchester United ayaa £ 4,125 lagu qiimeeyaa goolashiisa waxaana uuafar gool ka dhaliyay Premier League.

2. THE MIGHTY TROY

Troy Deeney has formed a fruitful partnership with Odion Ighalo at Watford

MUSHAARKA: £ 11,000

goolasha: 9

QIIMAHA goolashiisa: £ 40.333

3. KAN 

Harry Kane is the Premier League's top scorer, with 22 in the top flight this term

MUSHAARKA: £ 35,000

Goolasha: 22

Qiimaha goolashiisa: £ 52,500

4) KING

Joshua King's strikes have come at great value for Eddie Howe's Bournemouth

MUSHAARKA: £ 10,000

Goolasha: 5

Qiimaha goolasha: £ 66,000

5. VARD

Jamie Vardy has been a huge part of Leicester's incredible Premier League campaign

MUSHAARKA: £ 80,000

Goolasha: 21

QIIMAHA goolasha: £ 75.429

6. AYO

Ayoze Perez has scored six times this season in the Premier League

MUSHAARKA: £ 21,000

Goolasha: 6

QIIMAHA goolasha: £ 115.500

7. PELL

MUSHAARKA: £ 35,000

Goolasha: 10

QIIMAHA goolasha: £ 115.500

8. LO COST

Odion Ighalo's goals for Watford have come at a good rate this season

MUSHAARKA: £ 50,000

Goolasha: 14

QIIMAHA goolasha: £ 117.857

9. WIL POWER

Callum Wilson's superb season was cut short through horror injury

MUSHAARKA: £ 19,000

Goolasha: 5

QIIMAHA goolasha: £ 125.400

10. Aleksandar Mitrovic

Aleksandar Mitrovic has enjoyed a mixed bag in his first season in the Premier League

MUSHAARKA: £ 33,000

Goolasha: 8

QIIMAHA goolasha: £ 136.125

11-Romelu Lukaku

Romelu Lukaku has netted 18 times for Everton this season

MUSHAARKA: £ 75,000

Goolasha: 18

QIIMAHA goolasha: £ 137.500

llas

Qorre: Maxamed Cawil ( jeesto )

COMMENTS
Latest News