Haqabtirenews.com
War Deg Deg Ah Shabakada Haqabtire News Oo Heshay Sawirada Iyo Magacyo Kale Oo Ka Mid Ah Dadkii Doonidu La Dhacday Halkan Kaga Boggo.
April 17, 2016 - Written by admin
">

ilaa hada waxa la helayaa sawiro iyo sidoo kale Magacyada qaar ka mid ah dadkii Maanta ku geeriyooday Bada u dhaxaysa Dalalka Masar iyo Talyaaiga oo ay dooni la degtay, Dadkaasi oo u badnaa dhalinyaro rabay in ay tahriib ku galaan dalalka Qaarada Yurub.

Shabakada Wararka Ee Haqabtire News Ayaa ilaa hada helaysa sawirada iyo sidoo kale Magacyo Tiro badan oo Ah Dadkii ku naf waayey Shilkaasi Naxdinta Lahaa

Dadkani dhintay waxa mareegta caalamiga ah ee Haqabtirenews.com u Xaqiijiye Ibraahim Yuusuf Axmed oo ah nin dhalinyaro ah isla markaasina ku sugan Dalka Masar.

Magacyada Dadka Dhintay Inta ilaa hada la Helay.

  1. Hodan

  2. Xamda Wali

  3. Maxamed Khadar

  4.  Tayasiir Axmed Yusuf

  5. Cawaale Xawaadle

  6. Koos Xusen Cali

  7. C/casiis Maxamed Khadar (shiyo)

  8. Sakariye Caynsane

  9.  Mukhtaar Laangadhe

  10. Ubax Axmed Cabdiwali 

  11. Asad Xasan

  12. Cabdicasiis 

  13. Bilaale Milyare dheeliye

  14. Xamda Cabdilaahi 

  15. Warda

  16. Nawaal Jibaaxe

  17. Sacad Sulub

  18. Axmed Shuuriye 

  19. Mukhtaar Ciise

  20. Kowsar (Gabadhii Mukhtaar)

  21. Jamaal Cabdilaahi Mataan

  22. Cawil Gaardi 

  23. Shiine Khadar 

  24. Farxaan (Shoodhe Guray)

  25. Muxumed Saleebaan (Socoto)

  26. Nimoco (Waxay ahayd hooyo inan yar wadata)

  27. Kaltuun 

  28. Siciid Casaanyo

  29. Cabdirisaaq Guray

  30. Samatar Cilmi

  31. Faysal Hanad 

  32. Maxamed Mire 

  33. Barwaaqo 

  34. Ayman 

  35. Maxamed Faroole 

  36. Baashe Faarax Jaamac

  37. Khadra 

  38. Cawil 

  39. Axmed Abiib (Jano Gale )

  40. Aadan 

  41. Nuura Cismaan Axmed 

  42. Muuna Yuusuf Axmed

  43. Layla Xuseen Axmed

  44. Salma Muxumed 

  45. Xamda Maxamed Dhakhtar 

  46. Cabdirisaaq 

  47. Ciise Cali 

  48. Cismaan Cabdiwali Shagaxle 

  49. Mukhtaar Ciise 

  50. Axmed Aadan 

  51. Farduus (BURCO)

  52. Ruqiya Idiris 

  53. Guuleed Dalmar 

  54. Deeq 

  55. Cabdicasiis Cali 

  56. Khadar Axmed 

  57. Cabdirisaaq Maxamed Case

  58. Qadan Saalax Cabdilaahi 

  59. Nuur 

  60. Ubax. 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

 

12991094_1728414344103797_8086438459527257216_n

12998481_1728414300770468_7485810853676761140_n

12998508_1728414220770476_4084485001959192292_n

13000210_1728414147437150_9037848059206882275_n

13001306_1728414104103821_3764278038319525606_n

13006567_1728414170770481_242417727610073919_n

13012661_1728414194103812_1293442299752719293_n

13015391_1728414124103819_9170986104352462822_n

13051654_1728414277437137_8893471767114819934_n

13051716_1728414260770472_6066912222528538530_n

13055403_1728414247437140_6876649691569387218_n

13055429_1728414080770490_8302707604639500652_n

12992788_1013128975432771_411099198_n

13014902_1013130028765999_1096099151_n

13020516_1013128888766113_1421982592_n

13022468_1013129275432741_1616357479_n

13045419_1013129978766004_1769645173_n

13059659_1013129285432740_635416624_n

13022386_1013130585432610_705113437_n

13020481_1013131478765854_266680192_n

13023578_1013133305432338_1424048642_n

13059912_1013134148765587_962668965_n

13059339_1013134422098893_372174942_n

13020126_1013136292098706_117754651_n

13023160_1013135402098795_2084924410_n

Waanu idiin Soo Gudbin Doonaa Insha Allah Wararka Ka Soo Baxa Arintan.

Xafiiska Warqabadka Haqabtire News

 

COMMENTS
Latest News