Haqabtirenews.com
Theo Walcott Oo Qarka U Saaran inuu ka dhaqaaqo Arsenal xili xiddiga la waayay tababarkii ugu dambeeyay kooxda ay sameysay – Muxuuse aaminsan yahay Wenger
April 17, 2016 - Written by admin
">

Theo Walcott waxaa ka maqnaa garoonka tababarka – laakiin xiddiga Arsenal ayaa lagu wadaa inuu horseed u yahay xiddigo dhowr ah oo laga fasaxayo kooxda Arsenal.

Xiddiga reer England oo 27 jir ah, waa niyad jab ka qaaday garoonka Emirates ka dib markii lugu bilaabay kaliya hal kulan Premier League tan iyo dhamaadkii January.

Wuxuu si joogta ah ugu jiray kursiga keydkatasoo meesha ka saareysa inuu boos ka helo Euro waxaana hadda uu ka fakirayaa mustaqbalka dhamaadka xilli ciyaareedka.

uma badna in xili ciyaaredka dambe Theo Walcott  uu kusii sugnaado kooxda Arsenal, xili dalabyo waali ah uu ka helayo kooxda West Ham.

Theo Walcott is set to spark a summer transfer scrapTheo Walcott has had to pick his moments behind Danny Welbeck and Alex IwobiArsene Wenger has taken to using Alex Iwobi ahead of Walcott

COMMENTS
Latest News