Haqabtirenews.com
SUUQA KALA IIBSIGA: Alexandre Pato maxaaa u qorsheysan marka uu dhameysto Amaahdiisa Chelsea.
April 17, 2016 - Written by admin
">

Alexandre Pato ayaa doonaya inuu sii joogo Chelsea ka dib marka uu amaah uu kula joogo dhameysto dhamaadka xili ciyaaredkan.

26-sano jirkaan ayaa u dhaqaaqay Stamford Bridge isagoo ka tagay kooxda Corinthians bishii January, waxaana la filayay inuu dib ugu soo laabto Brazil marka amaahdiisa dhamaato..

Laakiin weeraryahanka ayaa sheegay inuu doonayo inuu sii joogo kooxda Blues xilli ciyaareedka soo socda.

“In kastoo tababarka sooscda uu jaceyl u qabo Pato ,” haddana isagaa u sheegay ESPN inuu sii joogayo Bules.

pato

COMMENTS
Latest News