Haqabtirenews.com
Hambalyo Meher wacan Ahmed Yuusuf Xaji Ali iyo Marwadiisa Yasmiin Aden Axmed Meherkodu ka Dhacay Burco.
April 17, 2016 - Written by admin
">

Hambalyo Meher wacan Ahmed Yuusuf Xaji Ali iyo Marwadiisa Yasmiin Aden Axmed Meherkodu ka Dhacay Burco.

Ahmed. Muse Herer.
Ilyaas aadan. Shugri
Khadar Daauud.
Kayse Sidiiq
Jamac Sidiiq
Sicid. Ahmed. Maxed.
Maxuud. Ismail Bindhe
Barkhad. Ibrahim. Bilyan
Ahmed bide.
Faysal Cawed. Duale.
Axmed Ibraahim. Caabi

Dhamaanba Asxaabtani oo kala jooga dalka Gudihiisa iyo Dibadiisaba waxay Dhanbaal Hambalyo Meher wacan ah ay u Dirayaan Boqorka Axmed Yuusuf Xaji Cali iyo Boqoradiisa Yasmiin Aden Axmed Oo Maanta oo ay Tarikhdu Tahay 17-04-2016 Meherkoodu ka Dhacay Magalada Burco Gaar ahaana Hotel Ramad.
Waxaanay leyihiin Noqda Labadii isku Waara Ubad Khayrqabana kala Hella Aamin Aamin Aamin

COMMENTS
Latest News