Haqabtirenews.com
AKHRISO Mid Ka Mid Ah Dhalinyaradii La Sheegay In Ay Ku Nafwaayeen Doonidii Ku Degtay Biyaha Dalka Masar Oo Sheegay In Uu Nool Yahay.
April 17, 2016 - Written by admin
">

Cawaale Sandhool oo ka tirsanaa warbaahinta somalida isla markaasina ka mid ahaa dadkii la socday doonidii ku degtay Bada U dhexaysa Dalalka masar iyo Giriiga ayaa Goor Dhaweyd fariin uu ku soo baahiyey bartiisa xidhiidhka bulshada ee Facebook waxa uu ku sheegay in uu nool yahay isaga iyo 22 qof oo kale oo ay badbaadiyeen ciidanka xeebaha ee halkaasi ku sugnaa, waxaana uu cawaale sheegay in uu dhawaan inala wadaagi doono muuqaalo iyo sawiro muujnaaya sidii doontu u degtay.

Insha allah Halkan ayaanu idiinku soo gudbin doonaa xogaha uu ina soo gaadhsiiyo suxufi cawaale sandhool.

Halkan KA Akhriso Fariinta uu soo Galiyey Facebook Cawaale.

 

Capture

12993561_869780703167811_8903666405297709588_n

 

 

COMMENTS
Latest News