Haqabtirenews.com
SUUQA KALA IIBSIGA: Paris Saint-Germain oo wacad ku martay in ay keeneyso xiddigaha Griezmann iyo Reus.
April 16, 2016 - Written by admin
">

Iyadoo Zlatan Ibrahimovic iyo Edinson Cavani ayaa lagu wadaa dhamaadka xilli ciyaareedkan in ay ka tagaan kooxda, iyadoo Paris Saint-Germain ay dooneyso inay la soo wareegto laba xiddig ee bedeli doona.

Antoine Griezmann iyo Marco Reus sida ayaa diirada ay saarayaan sidii ay kula soo wareegi lahaayeen sida lagu sheegay  Telefoot.

heshiiska Ibrahimovic ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkan, halka Jahwareerka Cavani oo garabka loo isticmaalo uu ka tagi karo kooxda horyaalka French.

PSG ayaa doorashadooda kobaad ka dgigeysa bedelka Ibrahimovic iyo Cavani iyadoo sidookale Neymar iyo Robert Lewandowski dooq kale ay yihiin, laakiin Barcelona iyo Bayern Munich ayaa umuuqda kuwa aan fasixi karin.

Griezmann iyo Reus ayaa ka cawiyay kooxahooda in ay garaan meelo wanaagsan tartamada yurub xili ciyaaredkan.

Laurent Blanc ayaa doonaya in tletico Madrid iyo Reus ay soo dhaqaajiyaan.

PSG ayaa lagu wadaa inay dalab €80 milyan ay ka gudbiyaan Griezmann, sida ay leedahay Telefoot,halka Reus uu qandaraaskiisa BVB dhacayo 2019ka.

ruse

COMMENTS
Latest News