Haqabtirenews.com
Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Aston Villa, Wayne Rooney Oo Rashford Kula Bilowday Weerarka Reds Iyo Martial oo keydka U Dhacay Iyo Chris Smalling Oo Kulankiisii 200aad U Safanaya Red Devils
April 16, 2016 - Written by admin
">

Man United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku soo dhaweyneysa kooxda xaalka ku xun yahay ee Aston Villa iyagoo rajeynaya iney ka qeyb qaataan dhibaatada loo geysanayo kooxdaasi oo macsalameyn doonta galabta horyaalka Premier league.

Inkastoo ay wali lix kulan harsan tahay hadana kooxdaan ayeysan natiijadoodi aheyn mid iyaga ku xiran iyadoo guul ay gaarto kooxda Norwich oo haatan ciyaareysa ay quusin karto rajada kooxdaan ee Premier league.

Wayne Rooney ayaa ku bilowday shaxda United isagoo weerarka kala ciyaaraya Mata iyo Rashford waxaana keydka u dhacay Martial iyo Lingard waxaana kahdka dhexe ku bilowday Felleini iyo Schniderlin, Mata iyo Memphis.

8BFF5611C57C44318D9DE0E3BD24DC41.ashx

Chris Smalling ayaa ciyaaraya kulankiisii 200aad isagoo xiran maaliyada shayaadiinta cascas.

De Gea; Valencia, Smalling, Blind, Rojo; Schneiderlin, Fellaini; Mata, Rooney, Memphis; Rashford.

Keydka:  Romero, Darmian, Fosu-Mensah, McNair, Young, Lingard, Martial.

Shaxda ASton Villa: Guzan; Hutton, Clark, Lescott, Cissokho; Westwood, Gana, Bacuna, Sinclair, Richardson; Ayew.

Keydka:

COMMENTS
Latest News