|
|||||
Haqabtirenews.com
SHIRKII JARAA’ID EE WENGER: Kullanka Palace, dhaawacyada kooxda, xaaladda Wilshare, Mustaqbalka Ozil, rajada Top 4 iyo wax walb oo uu ka hadlay macallinka Arsenal.
April 15, 2016 - Written by admin
">
RAJADA ARSENAL EE TOP 4
“Waxaa hadda waajib nagu ah inaan is-xoojino.Kooxo badan ayaana culeys badan na saaraya,-haddii aanan badinin kullamada soo socda oo ay guullo gaarto Leicester,markaas waan macsalaameyney Premier league-ga.Waaase inaan sii dagaalanaa ilaa dhamaadka horyaalka”.
![]() QAAB CAYAAREEDKA MESUT OZILKubbad-sameeyahan ayaa lagu soo daray laacibiinta u sharraxan xiddiga sanadka ee PFA, Xilli cayaareed fiican ayuuna ku jiraa marka loo eego wax-qabadkiisa shakhsi ahaaneed.Shabakaddan caayaraha ee Laacibiin.com ayaa ku xasuusineyso in Ozil uu yahay xiddiga ugu caawinta badan England.
” Shaqo wanaagsan ayuu qabtay, waxaa uuna abuuray fursado badan haddana waxaa uu caawiyay goolal muhiim u wada ahaa Gunners. Inkastoo lagu soo daray musharaxiinta haddana masaafo fog ayuu u jiraa ku guulleysiga abaal-marintan”. ![]() XAALADDA JACK WILSHARER“Ma aqaan xilliga uu ku soo laaban doono garoomada,- Isniinta ayuu mar kale la dheeli doonaa kooxda yar yar,kadib ayaan qiimeyn doonaa xaaladdiisa,- haddii uu diyaar noqdo, kadib kullanka xiga ayuu safan doonaa”. ![]() DHAAWACYADA KOOXDA ![]() XULASHADA GOOL-HAYEYAASHIISA
COMMENTS
|
Latest News
|