Haqabtirenews.com
Semi-final Europe League oo la sameeyay – Liverpool oo Villarreal ku dhacday +SAWIRO
April 15, 2016 - Written by admin
">

Waxaa hadda la sameeyay isku aadka wareega afar dhamaadka Europ League , iyadoo kooxo adah madaxa la isku geliyay,Shakhtar ayaa wajihi doonta kooxda heysata UEFA Europa League ee Sevilla, Shakhtar Donetsk ayaa ku ciyaareysa gurigeeda waana kooxdii ugu horreysay ee reer Ukraine ee lugta hore gurigeeda ku ciyaarta.

Villarreal ayaa la ciyaari doonta kooxda Liverpool, waxaana lugta hore ay ka dhici doonta garoonkooda  Anfield ee kooxda Reds.

Sevilla ayaa garaacday Shakhtar 2006/07 wareega 16ka, UEFA Cup waa xilli ciyaareedkii labaad oo isku xiga oo ay kulmayaan. Barbaro 2-2 ah ayay Spain kusoo galeen kooxdan reer Ukraine.

UEFA Europa League semi-final draw

UEFA Europa League semi-final drawUEFA Europa League semi-final draw

COMMENTS
Latest News