Haqabtirenews.com
rss Waa kuwee 4-ta koox ee u soo baxay semi-finalka Europa League-ga, gormaase la sameynayaa isku-aadka?
April 15, 2016 - Written by admin
">

Liverpool oo mateleysa England, Sevilla oo difaacaneysa koobkan,kana socota Spain,- Villarreal oo iyana mateleysa Spain iyo Skhakhtar Donesk oo ka timid dalka Ukraine ayaa isugu soo haray semi-finalka Europa League-ga.

4-tan koox ayaa min 2 issugu aadaya,waana koox naadi oo aan kala liidanin,taasoo xiiso u sii yeeleysa tartankan labaad ee ugu weyn Yurub.

Maanta oo Jimco ayaa isku-aadka lagu sameynayaa magaalada Nyon, ee dalka Switzerland.

Sidookale, xasuuso waxaa lagu dhawaaqi doonaa isku-aadka Champions League-ga ee, Man City, Real Madrid Athetico iyo Bayern Munich.

COMMENTS
Latest News