Haqabtirenews.com
RASMI: isku Semi-final Champions League oo la sameeyay Manchester City v Real Madrid – Atletico Madrid v Bayern Munich + xaq
April 15, 2016 - Written by admin
">

Waxaa goor dhaw lagu sameeyay magaalada Nyon, Switzerland isku aadka wareega Semi-finalka Champions League, iyadoo kulamo xiiso badan ay soo baxeen.

kooxda Ingiriiska Manchester City ayaa ku dhacday kooxda 10 jeer ku guuleysatay tartankan ee Real Madrid, iyadoo kooxda Atletico Madrid ay ku dhacday kooxda Bayern Munich oo shan jeer ku guuleysatay tartankan.

kulamada lugta hore ee Semi-final Champions League ayaa dhici doona 26/27 April halka lugta labaad la ciyaari doono iyo May 3/4, Finalka tartankan ayaa lagu qaban doonaa magaalada Milano 28 May.

Isku aadka oo dhan

Atletico Madrid v Bayern Munich

Manchester City v Real Madrid

COMMENTS
Latest News