Haqabtirenews.com
KABIIR: Rio Ferdinand oo si la yaab leh u saadaaliyay 2-da koox ee dheeli doono finaalka Champions League-ga, Mase ku raacsan tahay adiga?
April 15, 2016 - Written by admin
">

Rio Ferdinand, halyeygii hore ee Manchester United haddase qaab fallanqeeye ah uga shaqeeya TV-ga cayaaraha ee BT Sport ayaa dareenkiisa ka dhiibtay isku-aadka Champions League-ga.

Laacibkii hore ee xulka England ayaa bartiisa Twitterka kusoo qoray” Kadib isku-aadka semi-finaalka,- Waxaa n doonayaa inay finaalka dheelaan Real Madrid vs Atletico,”. Taasoo ka dhiggan inuusan wax rajo ah u heynin Man City iyo Bayern Munich.

COMMENTS
Latest News