Haqabtirenews.com
DAAWO Shirka Madaxda Islaamka Oo Laga Furay Magaalada Istambul Ee Dalka Turkiga.
April 15, 2016 - Written by admin
">

Shirweynihii Madaxda dalalka Islaamka uga bilaabmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa lagaga Dooday qodobo Madaxda Islaamku gaadheen, waxaana ka mid ah, xarun guud oo ciidamada ammaanka waddamada Islaamku ka wada xidhiidhaan, macluumaadyada argagaxisada ku saabsana lagu kala qaato oo xaruntiisu noqon doonto

Waxa kale oo taageero wayn shirkaas ka helay, isbahaysiga Suniyiinta ee Sucuudigu hogaamiyo, Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan, oo hadal guubaabo u badan ka jeediyay shirkaas ayaa waddamada Islaamka ugu baaqay inay samaystaan ciidamo nabad ilaalinta iyo qalaalasaha ka hawl gala.

COMMENTS
Latest News