Haqabtirenews.com
War Deg-Deg Ah Xisbiga Kulmiye Oo Xubinimadii Xisbiga Ka Saaray Labada Gudoomiye Ku Xigeen Ee Xisbigaasi Kulmiye.
April 10, 2016 - Written by admin
">

Shir Jaraa’id oo oo goor dhaweyn xarunta xisbigaasi ku qabtey afheynka xisbigaasi Xassan Gaafaadhi ayaa waxaa uu sheegay ka dib kula ay xalay isku yimaadeen gudida anshaxa ee xisbigaasi ay go,aaamiyeen qodobadan.

– In Xubin nimadii Iyo xisbigaba ay laga saaro ka dib markii ay gudoomiyaha xisbigaasi ku sameyeen cay iyo af lagaado labada gudoomiye u xigeen ee xisbigaasi oo kala ah

Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye Gudoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Kulmiye

Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle gudoomiye ku xigeenka afraad ee xisbiga Kulmiye.

 

Goor Dhow Kala Soco Warbaahintan Haqabtirenews.com Muuqaalka Warkaasi Oo Faahfaahsan.

COMMENTS
Latest News