Haqabtirenews.com
War Deg-Deg Ah Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dr Cabdi Aw- Daahir Cali Oo Magaalada Burco Ku Geeriyoday.
April 6, 2016 - Written by admin
">

Inaalilaahi Wa Inaa Ilahayhi Raajucuun Allah Naxariistii Jano Haka Waraabiyee Waxa Magaalada Burco Maanta Galinkii Hore Ku Geeriyooday Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo Ahaan Jiray Wasiirkii Hore Ee Wasaaradaha Xanaanadada Xoolaha Iyo sidoo Kale Wasaarada Shaqada Iyo arimaha Bulshada Somaliland.

Allah Haw Naxariistee Marxuumka ayaa waxa ku soo Booday Ilaa Xalay Wadno Xanuun kaasi oo uu maanta u geeriyooday.

Taariikhda Marxuumka Iyo Aaska Qaran ee loo samayn Doono Waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wararkayaga dambe Insha allah.

Haqabtire News

Burco-Office

COMMENTS
Latest News