Haqabtirenews.com
War Deg-Deg Ah Magaalada Burco Oo Hadda Uu Ka Da,aayo Dhibicdii Ugu Horeysay Ee Raxmaadka Eebe Oo Tiix Ah Iyo Bulshada Oo Aad Ugu Qabowsaday.
April 6, 2016 - Written by admin
">

Iyadoo ay Ay Bilihii ugu dambeeyey ay somaliland ka jirtay abaar baahsan oo saamaysay dadka iyo duunyada ku nool qaar ka mid ah Gobolada Dalka ayaa u muuqata xiligan mid ka soo jabaysa dadka ku nool deegaanadaasi.

Gobolka Togdheer waxa uu ka mid ahaa deegaanada ay abaartu saamaysay isla markaasi ay deegaanada gobolka togdheer Soo Foodsaartay Biyo La,aanta.

Raxmaadka eebe ayaa galabta Dhibicihii ugu horeeyey waxa ay ku tiixeen magaalada burco meelo ka mid ah  waxaana ay bulshada magaalada burco ay si weyn u soo dhaweeyeen dhibcahan hordhaca u ah raxaadka eebe oo la filaayo in uu si weyn u maansheeyo Guud ahaan Gobolka Togdheer.

12957115_462008850658714_2124497125_n

Haqabtire News

Burco-Office

COMMENTS
Latest News