Haqabtirenews.com
La Yaabka Aduunka:Daawo Sawirrada Maska Loo Yaqaano Jabisada Oo Wacdaro Qaadsiiyay Libaax.
April 6, 2016 - Written by admin
">

Mas aad u weyn oo Jabiso ah iyo Libaax ayaa dagaal saacado badan qaatay waxa uu ku dhex maray deegaan ka tirsan magaalada Santa Catarina ee koonfurta dalka Brasil .

Maskaan oo lagu sheegay nuuca loo yaqaan Anaconda ee Jabisada ah ayaa waxaa dhaawac halis ah u geeystay Libaaxii balse Maska ayaa ugu dambeeyntii u suurto gashay in uu dhexda ka kala jabiyo Libaaxii oo iska jirin qiyaanada Maska la damacsanaa .

libaxa_1libaxa_2libaxa_3libaxa_4

COMMENTS
Latest News