Haqabtirenews.com
Hambalyo Ku Socota Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Gaashaan Dhiga.
April 4, 2016 - Written by admin
">

Anigoo Ah Xildhiban Farxaan Cabdi aw Xirsi Kana Mid ah Golaha Deegaanka Degmada Burco Waxaan Halkan Hambalyo Kal Iyo Laab ah u Dirayaa Maxamuud Warsame Jaamac Oo Loo Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaan dhiga Somaliland.

Mar Labaad Waxaan ALLAH uuga Baryayaa Inuu Xilka u Fududeeyo Kuna Asturo. Maxamuud Warsame Waa Xildhibaanka Uugu Da, Yar Golaha Deegaanka Degmada Ceerigaabo.

Mudadii Uu Golaha Ku Jirayna Wuxuu Muujiyey Masuuliyad Iyo Hawl Karnimo Uu Ku Mutaystay Amaan Waxaanan Uugu Ducaynayaa In Eebe Xilkaasi u Fududeeyo. Uugu Danbayn Waxaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Uuga Mahadnaqayaa Xilkaasi Uu u Magacaabay Maxamuud Warsame.

ALLAA MAHAD LEH. Xildhibaan Farxaan Cabdi Aw Xirsi

COMMENTS
Latest News