Haqabtirenews.com
AKHRISO Ujeedada Kulan Madaxweyne Siilaanyo Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro Ku Dhex Maray Qasriga Madaxtooyada Somaliland.
March 31, 2016 - Written by admin
">

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan madaxtooyada kula yeeshay guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha mucaaradka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

 

 

 

 

 

 

 

 

Lama oga in Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro aqbalay soo jeedinta Madaxweyne Siilaanyo oo uu bedeli doono mawqifka uu xisbiga Waddani ku diiday dib u dhigista diiwaangelinta cod bixiyayaasha.Kulankaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin, ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Silaanyo dalbaday, waxaana la sheegay inuu Madaxweynuhu;  guddoomiye Cirro ka codsaday inuu aqbalo dib u dhigista diiwaangelinta oo uu xisbiga Waddani mawqif adag ka qaatay.

Xisbiga Waddani ayaa hore u sheegay inaanay jirin sabab dib loogu dhigo diiwaangelinta, maadaama oo gobalada Awdal, Hawd, Gabiley iyo Saaxil oo ay abaar ba’ani ka jirtay ay ka soo dhammaatay diiwaangelintu.

CIRRO-IYO-SIILAANYO111

COMMENTS
Latest News