Haqabtirenews.com
Abaartu Ma Haday Bilaaban Tay ? WQ-Daa’uud Maxamed Ibraahim.
March 28, 2016 - Written by admin
">

Garashada Madaxtoyedeenu Waa Ta Keentay In Gobolada Togdheer, Daad-Madheedh Awadal, Salel, Gabiley, Baligubadle Laga Hirgaliyo Diwaan Galinta.

Iyada Oo Aynu Ka Warqabnay In Abaar Ba’Ani Ay Ka Jirtay Degaanadaas Aan Soo Sheegay Xaqqu Ma Waxa Uu Noqday In Maroodi-Jeex Markay Soo Gaadhay La Hakiyo Sabab Na Looga Dhigo Abaaro Ayaa Jira , Cajebey Cajiib ! Ma Tii Gobolada Aan Soo Sheegnay Ee Waliba Lagu Dhintay Ayaan Abaar Ahayn Maxaa Markaa Loo Hakin Waayay.

Xisibiga Kulmiye Ee Muruqyo Weynta Madaxtooyadu Ay Ka Taliso Miyaa La Arkay Isagoo Dadka Abaaruhu Sameyeen Taakulaynaya Ama Dareen Ka La Qaybsanaya Oo Booqanaya
Waa Maya, Hadaa Ma Maanta Ayuu Ogaaday Abaarta Shaw IGA Dheh Danno Ugaari Ku Hoos La Maanan Yahay.

Ucid ‘Da Diwaangalinta Hala Hakiyo Tidhi Ma Tii Faysal Baa Mise Waa New Ucid Bal Adba !

Xisbi Dadka La Dareen Ah Waddani Baa La Hayaa Waan Ku Mahadinaynaa Inta Ay Ka Qaybqateen Gurmadka Abaaraha Iyaga Oo Aan Waliba Muxaafid Ahayn

Ha Socoto Diwaan Galintu 2-4-2016 Siduu Qorshuhu Ahaa Haka Bilaabanto Maroodijeex.

10417608_249542891905312_2967493488933729143_n

COMMENTS
Latest News