Haqabtirenews.com
Xanta Suuqa: Liverpool Oo Xagaagan Labo Xidig Ka Xod-xodaneysa Kooxda Arsenal
March 26, 2016 - Written by admin
">

Liverpool ayaa dooneysa iney dalab ku kacaya £40 milyan oo pound ah k gudbiso labada xidig ee Arsenal ee kala ah Alex Oxlade-Chamberlain iyo Wojciech Szczesny xagaagan sida ay qoreyso Liverpool Insider.

Macalinka Reds ka Jurgen Klopp ayaa ku darsaday liiskiisa dukaameysiga labadaan xidig hadii ay wax fursad ah ka waayaan garoonka Emirates wuxuuna ku soo jiidan doonaa fursad ciyaareed ka fiican kan Arsenal ay ku heystaan.

Oxlade-Chamberlain ayaa waxaa xiiseynaya koox badna oo Premier League laakin sidoo kale labada xidigba waxya galayaan labadii sano ee ugu danbeysay ee qandaraasyadooda ee Emirates waxaana suurogal ah iney ku midoobaa Anfield.

Oxlade-451x300

Liverpool ayaa u baahan goolhaye tartan la gala Simon Mingolet oo qaladaad badna xili ciyaareedkaan sameeyay isagoo dhaleeceyno badan la kulmay waxyana u arkaan goolhayaha ree Poland nin howshaas qaban kara.

COMMENTS
Latest News