Haqabtirenews.com
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Maraykanka Oo U Diyaar Garow Xoogan Ugu Jira Sanadkan Xuska Munaasibada Qaran Ee 18 May.
March 25, 2016 - Written by admin
">

Washington(Haqabtirenews) Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool agagaarka Washington,DC oo Sanadkan u diyaar garoowaya siday ugu dabaaldegi lahaayeen May 18.

Taas oo ay Somaliland jirsaday 25 sano, markay kala soo noqotay isku tagii labada wadan ee laysku odhan jiray Somalia.

Sanadkani waa sanadkii labaad ee jaaliyada oo isku duuban ay samaystiin xalfada loogu dabaal dago May 18.

12512380_1577733279221322_8184172774888916410_n

COMMENTS
Latest News